How To Make Money On Youtube
About Course
Ku Baro Course kaan Sida Ugu Wanaagsan Uguna Sahlan aad lacag uga sameeyn karto Youtube ka Mudo 2 Bilood Gudahood, Waana Kuu Damaanad Qaadeynaa Haddii aaad la timaado Waxa Lagaa Doonaayo
Course Content
Course Outlines – Introduction
-
Horudhaca Koorsada
12:48
Casharka 2-aad : Muhiimada Niche ka
Casharka 3-aad : Sida Loo Furto Youtube Channel
Casharka 4-aad : Sida Loo Saxo Channel Settings ka
Casharka 5-aad : Sida Loo Sameeyo Logo Iyo Cover
Casharka 6-aad (A): Sida Loo Sameeyo Content Creation Process
Casharka 6 -aad B : Sida Loo Qoro Script ga Ama Maqaalka
Casharka 6 -aad C : Duubista Codka Iyo Editing ka
Casharka 6 -aad D : Hagaajinta Muuqaalka – Video Editing
Casharka 7-aad : Sida Loo Sameeyo Thamnail Qurxoon
Casharka 8-aad : Sida Ugu Wanaagsan Ee Loo Upload Gareeyo Video ga
Casharka 9-aad : Habka Video Bilaa Copy Right Looga Dhigo
Casharka 10-aad : Talooyin Muhiim Ah
Casharka 11-aad : Sida Loo Sameyo Google Adsense Account
Casharka 12-aad : Apply Youtube Monetization
Casharka 13-aad : Sida Loo Verify gareeyo ( cadeeyo) identity gaada
Casharka 14-aad : Sida Loo Buuxiyo Form ka Canshuuraha
Student Ratings & Reviews
No Review Yet