How To Make Money On Youtube

Categories: Content Creation
Wishlist Share
Share Course
Page Link
Share On Social Media

About Course

Ku Baro Course kaan Sida Ugu Wanaagsan Uguna Sahlan aad lacag uga sameeyn karto Youtube ka Mudo 2 Bilood Gudahood, Waana Kuu Damaanad Qaadeynaa Haddii aaad la timaado Waxa Lagaa Doonaayo

What Will You Learn?

  • waxaad heli doontaa qibrad kugu filan oo ku noqon karto youtuber tayeeysan.
  • waxaad baran doontaa sida Youtube lacag looga sameeyo si bilaaw ilaa dhamaad ah.
  • waxaad baran doontaa sidaa ku noqon laheyd youtuber Qibrad leh.
  • waxaad baran doontaa sida video Aadan Laheyn Bilaa copy right looga Dhigo.
  • sida aad u codsan laheyd Youtube Partner Program .
  • sida form ka canshuuraha aad ubuuxin laheyd

Course Content

Course Outlines – Introduction
introduction

  • Horudhaca Koorsada
    12:48

Casharka 2-aad : Muhiimada Niche ka

Casharka 3-aad : Sida Loo Furto Youtube Channel

Casharka 4-aad : Sida Loo Saxo Channel Settings ka

Casharka 5-aad : Sida Loo Sameeyo Logo Iyo Cover

Casharka 6-aad (A): Sida Loo Sameeyo Content Creation Process

Casharka 6 -aad B : Sida Loo Qoro Script ga Ama Maqaalka

Casharka 6 -aad C : Duubista Codka Iyo Editing ka

Casharka 6 -aad D : Hagaajinta Muuqaalka – Video Editing

Casharka 7-aad : Sida Loo Sameeyo Thamnail Qurxoon

Casharka 8-aad : Sida Ugu Wanaagsan Ee Loo Upload Gareeyo Video ga

Casharka 9-aad : Habka Video Bilaa Copy Right Looga Dhigo

Casharka 10-aad : Talooyin Muhiim Ah

Casharka 11-aad : Sida Loo Sameyo Google Adsense Account

Casharka 12-aad : Apply Youtube Monetization

Casharka 13-aad : Sida Loo Verify gareeyo ( cadeeyo) identity gaada

Casharka 14-aad : Sida Loo Buuxiyo Form ka Canshuuraha

Student Ratings & Reviews

No Review Yet
No Review Yet